info@slattorneygeneral.org
Choose Language:
Somaliland Attorney General Office > News > News in English > Bandhigga Buugga, lafa gurka sharci ee qaybta guud ee Xeer ka Ciqaabta.
  • Ahmed
  • News in English, News in Somali
  • No Comments

Bandhigga Buugga, lafa gurka sharci ee qaybta guud ee Xeer ka Ciqaabta.(Legal analysis of the general part of the penal law).

Buuggan oo uu qoray Xeer ilaaliyaha guud eqaran ka JSL. (Garyaqaan, Xasan)  ayaa waxaa lagu soo bandhiggi doonaa jaamacadda Hargeysa: 28/03/2021 kuna beegan Maalinta Axadda saacaddu markay tahay 6:30 Fiidnimo haddii Mawluhu idmo.

Sidaa daraadeed, Madax iyo marti sharafba dhammaantiin ka soo qaybgal wanaagsan iyo ka faa’idaysi wanaagsan.

Xeer ilaaliyaha guud ee qaran-ka jsl.(Md: Xasan Mohamed ).

Author: Ahmed

Leave a Reply