-
December 12, 2021
-
Ahmed
-
Uncategorized
- Masuuliyiinta Sarare ee Xafiiska Xeer ilaalinta guud oo uu wehelinayo Xeer ilaaliyaha Gobolka Gebilay oo kormeer kii sannadlaha ahaa ku maray Xabsiga Gabilay, kana war bixin qaatay taliyaha Asluunta Gobolka Gabilay.