info@slattorneygeneral.org
Choose Language:

Two days training SGBV Specialized prosecutor on SGBV Cases.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Two days training SGBV Specialized prosecutor on SGBV Cases.

Tabobar, ku saabsan baadhista iyo Oogista danbiyada ka dhaca badda.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

23 May 2022: Tabobar, socaneyey muddo 3 maalmood ah. Ayaa uga qabsoomey Xafiiska Xeer illaalinta Guud Hotel Ambassador, kaas oo ay soo qaban qaabisey Hayada EUCAP. Waxaana lagu falanqaynayey sidii kor loogu qaadi lahaa Baadhista iyo Oogista dambiyada ka dhaca badda (Maritime Crimes) sida; 1. Kaluumeysiga sharci darada ah (Illegal Fishing) 2. Ka Ganacsiga iyo…

Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee qaranka ayaa soo qaban qaabiyey, kulan lagaga hadlayo arrimaha tacadiyada Jincsiga, gaar ahaan kufsiga.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

14 April 2022: Xafiiska Xeer Illaalinta Guud  ayaa soo qaban qaabiyey  kula lagaga hadlayay arrimaha tacadiyada Jinsiga, gaar ahaan kufsiga, kulankan oo ay ku martiqaadeen haya’daha ku shaqada leh arrimaha tacadiyada SGBV ga, waxaana ka soo qayb galey, Xeer ilaaliyaasha gobolada,  Garsoorayaal, Boolis, Guddida Xuquuqal insaanka Qaranka, Baahi Koob, Somaliland Womens lawyers association & Xubno…

Xafiiska Xeer ilaalinta gabilay oo la dhagax dhigay.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Xafiiska Xeer ilaalinta Gabilay oo la dhagax dhigay si xafiis balaadhan oo ku filan loogu dhiso xeer ilaalinta G.gabilay. Halkan hoose ka daawo.    

Warbixinta dacwadaha soo galay xafiiska Xeer ilaalinta guud sannadkii tegay ee 2021.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Halkan ka daawo warbixinta oo dhammaystiran.    

Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee Qaranka JSL, waxa uu soo qaban qaabiyey Kulan Howleed lagu ansixinayo laba Buug…

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee Qaranka JSL, waxa uu soo qaban qaabiyey Kulan Howleed lagu ansixinayo laba Book oo loo diyaarayey oo kala ah: 1. Training Manual on Investigation and Prosecution SGBV cases; 2. Training Manual on Investigation and Prosecution of Juveniles; Labada Book oo la xidhiidha habka loo baadho loona Oogo Dacwadaha SGBV iyo…

15 Xeer ilaaliye oo tabobar loogu furay borama.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee qaran ka JSL. Oo  tabobar ku qabtay Borama, tabobarkaas oo la xidhiidha tacadiyada ka dhanka ah jinsiga (GBV), kaas oo qayb ka ah Project UN joint rule of law program, oo lagu hor marinayo hayadaba cadaalada iyo ku dhaqanka sharciga. tabobarkan oo lagu qabtay magaalada Borama, kana soo qayb galeen…

Kormeelkii Xabsiga Gebilay.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Masuuliyiinta Sarare ee Xafiiska Xeer ilaalinta guud oo uu wehelinayo Xeer ilaaliyaha Gobolka Gebilay oo kormeer kii sannadlaha ahaa ku maray Xabsiga Gabilay, kana war bixin qaatay taliyaha Asluunta Gobolka Gabilay.  

Kormeerkii Xabsiga Baki.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Maanta 12/12/2021: Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka JSL, waxay kormeer ku soo mareen Xabsiga Baki ,iyadoo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Awdal ee Gobolku, Waxayna warbixin ka dhegeystey Taliyaha, Kormeerkan ayaa ah kii Caadiga ee sanndka dhamaadkiisa.

Jawaab celin qoraal kasoo baxay Golaha Wakiilada JSL.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Jawaab celin qoraal. Halkan la dejiso warqada Jawaab celinta ah > bb