-
December 13, 2020
-
Ahmed
-
Uncategorized
12 Xeer ilaaliye ku xigeen oo ka kala socda Gobolada dalka, ayaa ka soo qayb galay Tabobar socon doona muddo 5 Cisho ah tabobarkan oo ku saabsan (Case Building Training for Prosecutors ) oo ay bixinayso Helen Knipe oo ka socota Hay’adda UK-FCDO.