info@slattorneygeneral.org
Door Luqadda:

Magacyada dadkii qisaasta lagu fuliyay26.11.2020 saacaddu markay ahayd 7:45 am

  • Ahmed
  • News in Somali
  • No Comments

Magacyada dadkii qisaasta lagu fuliyay26.11.2020 saacaddu markay ahayd 7:45 am Iyadoo la fulinayo amarka maxkamada sare ee jsl iyo maxkamada sare ee ciidama waxaa saaka oo ay tariikhdu tahay 26.11.2020 Saacaddu markay ahayd 7:45 am , waxaa di toogasho ah lagu fuliyay gacan ku dhiiglayaashan magacyadoodu hoos ku qoran yihiin. 1. Gacan ku dhiigle, Maxamed…

Hanaan Cusub oo lagula tacaalayo tahriibta iyo ka ganacsiga dadka

  • admin
  • News in Somali
  • No Comments

Tahriibinta iyo ka ganacsiga dadka waa dembiyo dardaran, oo ay ka dhalan karaan cawaaqib xumo, ay ku jirto xita dhimasho. Dembiyada noocan ah, had iyo goor waa dembiyo caalami ah, waxayna guud ahaan gaadheen heer aad u sarreeya,  taas oo keentey,  mas’uulinta Soomaaliland in ay uga hortagaan   qorista “ Sharciga ka hortagga Tahriibta iyo ka ganacsiga Muhaajiriinta”. Si loo…