info@slattorneygeneral.org
Door Luqadda:
Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee Somaliland > Warar > News in Somali > Magacyada dadkii qisaasta lagu fuliyay26.11.2020 saacaddu markay ahayd 7:45 am
  • Ahmed
  • News in Somali
  • No Comments

Magacyada dadkii qisaasta lagu fuliyay26.11.2020 saacaddu markay ahayd 7:45 am

Iyadoo la fulinayo amarka maxkamada sare ee jsl iyo maxkamada sare ee ciidama waxaa saaka oo ay tariikhdu tahay 26.11.2020 Saacaddu markay ahayd 7:45 am , waxaa di toogasho ah lagu fuliyay gacan ku dhiiglayaashan magacyadoodu hoos ku qoran yihiin.

1. Gacan ku dhiigle, Maxamed Farah ali ina Aamina Ali. kaasoo loo qisaasay dilkii uu u gaystay Marxuum Faarax Osman jama.

2. Gacan ku dhiigle, Khalid Abdi Haydar, ina Nimco Osman, kasoo loo qisaasay dilkii uu ugaystay Marxuum Abdirahman Mohamed liban.

3.  Gacan ku dhiigle, khadar Mohamed Warsame ina Amran Yousuf, kaasoo loo qisaasay dilkii uu u gaystay Marhuum Hassan Jama Abdi.

4.  Gacan ku dhiigle, Sharmaake Sahal oogle ina Fadumo Mohamed. kasoo loo qisaasay dilkii uu u gayatay marxuun, Abdi Aadan Jama.

5. Gacan ku dhiigle, Yasin Mohamed Yousuf ina Halimo barre. kasoo loo qisaasay dilkii uu u gaystay Marxuun, Farhan Mohamed Aaden.

6. Gacan ku dhiigle, Ex-Askari pol. Cabdikarim Mohamed Ali ina Casha Aw Aaden, kasoo loo qisaasay dilkii uu u gaystay Marxuum Ex-Aski pol. Sakariye Abdirahman Osman.

Goobta qisaasta.

waxaa dilkaa qisaasta ah lagu fuliyay goob fagaare ah oo kasoo horjeedda Xabsiga mandbeera.

Dejiso.

Author: Ahmed

Leave a Reply