info@slattorneygeneral.org
Door Luqadda:
Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee Somaliland > Warar > Uncategorized > Xeer ilaaliyaha guud ee qaran-ka jsl. oo tabobar usoo xidhay Maanta,12 Xeer ilaaliye ku xigeen..
  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Xeer ilaaliyaha Guud ee Jsl, Mudane Xasan Axmed Aadan oo tabobar usoo xidhay , shahaadooyinna guddoonsiiyay maanta  , 12 Xeer ilaaliye ku xigeen oo ka kala socda gobollada dalka, tabobarkan oo socday 5 maalmood ayaa ku saabsanaa (Case Buidling Training for prosecutors ) oo ay bixinaysay Helen knipe oo ka socota Hay’adda UK-FCDO. halkan hoose waxaad ka arki kartaa sawiro ka mid ah Munaasibadda loogu soo xidhay tabobarka.

Author: Ahmed

Leave a Reply