info@slattorneygeneral.org
Door Luqadda:

Xeer ilaalinta guud ee qaran-ka JSL. Waxay dacwado ciqaab ah kula galeen maxkamadda sare Gobolada bariga Jsl.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Xeer ilaalinta guud ee Qaranka Jsl. waxay dacwado ciqaab ah oo culus  kula galeen maxkamadda Sare, Gobolada Bariga oo ay ka midyihiin. Saaxil ,Togdheer, Saraar,iyo Sanaag todobaadyadii u dembeeyey ee 2020kii.  

Xeer ilaaliyaha guud ee qaran-ka jsl. oo tabobar usoo xidhay Maanta,12 Xeer ilaaliye ku xigeen..

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Xeer ilaaliyaha Guud ee Jsl, Mudane Xasan Axmed Aadan oo tabobar usoo xidhay , shahaadooyinna guddoonsiiyay maanta  , 12 Xeer ilaaliye ku xigeen oo ka kala socda gobollada dalka, tabobarkan oo socday 5 maalmood ayaa ku saabsanaa (Case Buidling Training for prosecutors ) oo ay bixinaysay Helen knipe oo ka socota Hay’adda UK-FCDO. halkan hoose…

Tabobar socon doona Muddo 5 Cisho ah.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

12 Xeer ilaaliye ku xigeen oo ka kala socda Gobolada dalka, ayaa ka soo  qayb galay  Tabobar socon doona muddo 5 Cisho ah tabobarkan oo ku saabsan  (Case Building Training for Prosecutors ) oo ay bixinayso Helen Knipe oo ka socota Hay’adda UK-FCDO.

Xeer ilaaliyaha Guud ee qaran-ka Jsl. oo ka qayb galay, Munaasibad lagu xusayay Maalinta Xuquuqal Aadamaha.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Dec 10, 2020: Xuska maalinta Xuquuqda Aadamaha. halkan hoose ka daawo.