Maanta 12/12/2021:
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka JSL, waxay kormeer ku soo mareen Xabsiga Baki ,iyadoo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Awdal ee Gobolku, Waxayna warbixin ka dhegeystey Taliyaha,
Kormeerkan ayaa ah kii Caadiga ee sanndka dhamaadkiisa.