info@slattorneygeneral.org
Choose Language:

Bandhiga Buugga Lafa-gurka sharci ee qaybta Guud ee Xeer-ka ciqaabta oo ka qabsoomay Jaamacadda hargeisa.

  • Ahmed
  • News in English, News in Somali
  • No Comments

Bandhiga buuggan oo uu qoray Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka JSL. Md. Garyaqaan, Hasan Mohamed. Ayaa lagu soo bandhigay, Barxadda  wayn ee Xafladaha qalin-jebinta ee Jaamacadda Hargeysa. Xafladan qiimaha badan ayaa waxaa kasoo qayb galay, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ahna Qoraaga buuggan, Xeer ilaaliye ku xigeeno, Agaasimaha guud ee W.Caddaaladda Guddoomiyayaasha Jaamacaddaha Hargeisa,Beder &…

Bandhigga Buugga, lafa gurka sharci ee qaybta guud ee Xeer ka Ciqaabta.

  • Ahmed
  • News in English, News in Somali
  • No Comments

Bandhigga Buugga, lafa gurka sharci ee qaybta guud ee Xeer ka Ciqaabta.(Legal analysis of the general part of the penal law). Buuggan oo uu qoray Xeer ilaaliyaha guud eqaran ka JSL. (Garyaqaan, Xasan)  ayaa waxaa lagu soo bandhiggi doonaa jaamacadda Hargeysa: 28/03/2021 kuna beegan Maalinta Axadda saacaddu markay tahay 6:30 Fiidnimo haddii Mawluhu idmo. Sidaa…