info@slattorneygeneral.org
Choose Language:

Warbixinta dacwadaha soo galay xafiiska Xeer ilaalinta guud sannadkii tegay ee 2021.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Halkan ka daawo warbixinta oo dhammaystiran.    

Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee Qaranka JSL, waxa uu soo qaban qaabiyey Kulan Howleed lagu ansixinayo laba Buug…

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee Qaranka JSL, waxa uu soo qaban qaabiyey Kulan Howleed lagu ansixinayo laba Book oo loo diyaarayey oo kala ah: 1. Training Manual on Investigation and Prosecution SGBV cases; 2. Training Manual on Investigation and Prosecution of Juveniles; Labada Book oo la xidhiidha habka loo baadho loona Oogo Dacwadaha SGBV iyo…

15 Xeer ilaaliye oo tabobar loogu furay borama.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee qaran ka JSL. Oo  tabobar ku qabtay Borama, tabobarkaas oo la xidhiidha tacadiyada ka dhanka ah jinsiga (GBV), kaas oo qayb ka ah Project UN joint rule of law program, oo lagu hor marinayo hayadaba cadaalada iyo ku dhaqanka sharciga. tabobarkan oo lagu qabtay magaalada Borama, kana soo qayb galeen…

Kormeelkii Xabsiga Gebilay.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Masuuliyiinta Sarare ee Xafiiska Xeer ilaalinta guud oo uu wehelinayo Xeer ilaaliyaha Gobolka Gebilay oo kormeer kii sannadlaha ahaa ku maray Xabsiga Gabilay, kana war bixin qaatay taliyaha Asluunta Gobolka Gabilay.  

Kormeerkii Xabsiga Baki.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Maanta 12/12/2021: Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka JSL, waxay kormeer ku soo mareen Xabsiga Baki ,iyadoo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Awdal ee Gobolku, Waxayna warbixin ka dhegeystey Taliyaha, Kormeerkan ayaa ah kii Caadiga ee sanndka dhamaadkiisa.

Jawaab celin qoraal kasoo baxay Golaha Wakiilada JSL.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Jawaab celin qoraal. Halkan la dejiso warqada Jawaab celinta ah > bb

Attorney General Office conducted one day workshop on SGBV database maintaining and sharing tools and mechanism.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Attorney General Office conducted one day workshop on SGBV database maintaining and sharing tools and mechanism on 9th November 2021 at Fish and Steak Hotel. Participants were 30 members from the office of attorney General, particularly administrative staffs for case management and prosecutors for GBV unit. O  

Consultation workshop on two training manuals for SGBV And juvenile justice.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

 

This report is a result of a training that was held in Mansoor Hotel Buroa Somaliland from 13th –14th October 2021.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

This report is a result of a training that was held in Mansoor Hotel Buroa Somaliland from 13th –14th October 2021. It was made possible due to the support of United Nations Development Program, European Union and Somaliland Attorney General Office. As a participant of this training that took place in Buroa 2021, I would…

Tabobar loo furay xeer ilaalinta gobolka bariga.

  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

  Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee qaran ka JSL. Oo  tabobar ku qabtay Burco, tabobarkaas oo la xidhiidha tacadiyada ka dhanka ah jinsiga (GBV), kaas oo qayb ka ah Project UN joint rule of law program, oo lagu hor marinayo hayadaba cadaalada iyo ku dhaqanka sharciga. tabobarkan oo lagu qabtay magaalada Burco, kana soo qayb…