info@slattorneygeneral.org
Choose Language:
Somaliland Attorney General Office > News > Uncategorized > Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee Qaranka JSL, waxa uu soo qaban qaabiyey Kulan Howleed lagu ansixinayo laba Buug…
  • Ahmed
  • Uncategorized
  • No Comments

Xafiiska Xeer Illaalinta Guud ee Qaranka JSL, waxa uu soo qaban qaabiyey Kulan Howleed lagu ansixinayo laba Book oo loo diyaarayey oo kala ah:

1. Training Manual on Investigation and Prosecution SGBV cases;

2. Training Manual on Investigation and Prosecution of Juveniles;

Labada Book oo la xidhiidha habka loo baadho loona Oogo Dacwadaha SGBV iyo Caruurta.
Waxa diyaarinta labadan Book ay qayb ka ahaayeen Project UN joint rule of law program, oo lagu hor marinayo hayadaba cadaalada iyo ku dhaqanka sharciga.

Kulan howleedkani waxa uu socon doona laba maalmood , 2 -3 Jan 2022.

Xafiiska xeer Illaalintu waxa uu mahadnaq gaara u diyaaraya iney door aad u muhim ah ka qaateen diyaarinta labadan Buug;

1. European Union iyo Sweden;
2. UN agencies gaar ahaan UNDP iyo UNFPA;
3. Somaliland komishanka Xuquuqal insaanka;
4. Wasaaradaha – Gaar ahaan wasaarada Arimaha Bulshada iyo Cadaalada;
5. Baahi- Koob
6. Ciidanka Booliska Somaliland;
Ahmiyada ay leeyihin labadan Book waa in lagu tababaro xeer Illaaliyayaasha
1. Habka baadhista iyo Oogista dacwadaha SGBV iyo Caruurta sharciga khilaafta (Juveniles);
2. Habka ugu wanaagsan ee ay ula macaamilayaan dhibanayasha SGBV (victim centered approach); iyadoo ay raacayan xeerarka caalimiga iyo kuwa dalkaba;

3. In dambillayaasha sharciga la mariyo, isla markaana dacwaddaha la habraaco xeerka dalka,
4. Iney tixgaliyaan nidaamka garsoorka ee u gaarka carurta;

5. In Kor loo qaado isku xidhka hayadaha ka howlgala arimaha GBV , sida booliska, kooxda caafimaadka, xeer illaalinta iyo dananeeyayaasha kale.

Xubnaha hadalka Furitaanka ka jeediyey kulan howleedkan (Validation Workshop) waa;

1. Ali Mohamed (Ali Odey): ka socdey Xafiiska Xarunta ee Xeer Illaainta Guud ee Qaranka JSL;
2. Cabdirisaq Ali Yusuf – ka socdey UNFPA;
3. Mowlid Abdi Muuse – Af Hayeenka Xeer Illaalinta Guud ee Qaranka; ahna Madaxa Xafiska Xeer Illaalinta Gobalka MaroodiJeex;

Allah mahad leh.

Halkan hoose ka daawo qaban-qaabada munaasibadan.

 

 

Author: Ahmed

Leave a Reply

This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.